Milatariga Maraykanka oo shaaciyay in askari Maraykan ah uu ku dhintey dalka Ciraq
July 20 (Jowhar)-Taliska Dhexe ee Ciidamada Maraykanka (Centcom) ayaa sheegay in xubin ka tirsan ciidamadooda uu dhintay kadib weerar ay Iiraan ka fulisay waqooyiga Ciraaq maalintii Sabtida, maalin uun kadib markii weerar lagu qaaday saldhig ku yaalla Urdun ay ku dhinteen laba askari oo Maraykan ah, halka askari kale weli la la’yahay. Centcom ayaa sheegay […]
7/20/2026 12:56:33 AM