Iskahorimaad hubeysan oo ka dhacay Boosaaso
July 20 (Jowhar)-Wararka ka imanaya deegaanka Laag ee degmada Boosaaso ayaa sheegaya in goordhaweyd ay halkaas isku rasaaseeyeen ciidamo ka tirsan daraawiishta Puntland iyo kuwa ka tirsan PSF. Israsaasaynta ayaa timid kaddib markii ciidamo ka tirsan daraawiishta Puntland oo halkaas degan ay u diideen in ay gudbaan kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidmada PSF, […]
7/20/2026 7:52:59 AM