Xuutiyiinta oo ku dhawaaqay inay xayiraad badda ah ku soo rogeen Sacuudi Carabiya
July 20 (Jowhar)-Xuutiyiinta Yemen ayaa ku dhawaaqday inay xayiraad dhanka badda ah ku soo rogeen Sacuudi Carabiya, taasoo ah tallaabo cusub oo dagaal, isla markaana ballaarinaysa khatarta ku wajahan sahayda tamarta adduunka iyo ganacsiga ka baxsan Khaliijka. Ku dhawaaqista ayaa timid inkastoo ay jiraan calaamado muujinaya in Tehran iyo Washington ay doonayaan inay dib u […]
7/20/2026 8:27:59 AM