Maamulka Waqooyi Bari oo ka hadlay baxsashada Fahiima Quuje
July 18-(Jowhar)-Xafiiska xeer ilaaliyaha guud iyo kan guddoonka barlamaanka maamulka Waqooyi Bari aaya war ka soo saaray go’aankii ay xildhibaanad Fahiima Yuusuf Quuje kaga tanaasushey midnimada Somalia uguna biirtay Maamulka Somaliland, oo shaaciyey inuu ka go’ay Somalia inteeda kale. Guddoonka barlamaanka Waqooyi Bari ayaa soo bandhigay warqad ku taariikhaysan 10 July 2026 oo uu xeer […]
7/18/2026 12:29:45 AM