Dowlada Jabuuti Iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday heshiis iskaashi
July 18-(Jowhar)-Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Midowga Yurub ayaa 16-kii July 2026 si rasmi ah u kala saxeexday heshiis la xidhiidha hawlgalka badda ee EUNAVFOR ASPIDES, kaas oo lagu tilmaamay tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo iskaashiga labada dhinac ee dhinacyada amniga iyo xasilloonida gobolka. Heshiisku wuxuu dejinayaa qaab-dhismeedka sharci ee hagaya joogitaanka iyo hawlaha ciidamada […]
7/18/2026 12:39:04 AM