Cunaqabatayn lagu soo rogay hoggaamiyeyaasha kooxaha hubaysan ee bariga Congo
July 18-(Jowhar)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cunaqabatayn saaray hoggaamiyeyaasha kooxaha hubeysan ee ka hawlgala bariga Congo, oo ay ku jiraan fallaagada AFC/M23 ee ay taageerto Rwanda iyo kooxda Democratic Forces for the Liberation of Rwanda (FDLR) oo la dagaallanta ciidamada dowladda Congo. Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Khamiistii sheegay in guddi kormeera xayiraadda […]
7/18/2026 2:18:08 AM