Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Guddiga Horumarinta xirfadaha Iyo shaqo abuurka
July 18-(Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddi heerkiisu sarreeyo oo qaabilsan horumarinta xirfadaha iyo shaqo-abuurka. Gogol-xaadhka hawsha guddigan, oo muddo sanad ka badan ka socotay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, isla markaana ay wadeen guddi-hoosaadka Shaqo-abuurka Qaran, ayaa hadda soo gaartay waqtigii dhaqangelinta. Ra’iisul Wasaare Xamsa, oo cuskanaya qodobka 120-aad […]
7/18/2026 9:50:53 AM