Jowhar

7/18/2026

Web, Somalia

Musharaxa Hogaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed oo si weyn loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Musharaxa Hogaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed oo si weyn loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb
July 18-(Jowhar)-Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug si weyn loogu soo dhaweeyay musharaxa Urur Siyaasadeedka JSP ee hoggaamiyaha Galmudug, Liibaan Axmed Xasan Wafdiga musharaxa waxaa qeyb ka ahaa Xoghayaha Guud ee JSP, Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud, xildhibaanno, wasiirro iyo madax kale. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al-Cadaala, oo […]

Top 10 Portala

TASS

tass.ru

6820 vesti

g1 Globo

g1.globo.com

5029 vesti

RIA Novosti

ria.ru

4812 vesti

The Independent

independent.co.uk

3094 vesti

The Hindu

thehindu.co.in

2879 vesti

Kurir

kurir.rs

2538 vesti

CNN Brasil

cnnbrasil.com.br

2295 vesti

O Globo

oglobo.globo.com

2276 vesti

Indian Express

indianexpress.com

2115 vesti

La Nation AR

lanacion.com.ar

1950 vesti