Muwaadin Soomaali ah oo loo gacan geliyay dowlada Maraykanka
July 17-(Jowhar)-Waxaa soo baxaya warar sheegaya in dowlada Soomaaliya ay ku wareejisay xukuumada Maraykanka Cabdikariim Cabdullaahi Ciidle, oo lagu eedeeyay inuu ka mid ahaa shaqsiyaadkii ugu muhiimsanaa musuq-maasuq ka dhacay gudaha dalka Maraykanka. Cabdikariim, oo 42 jir ah, ayaa toddobaadyadii la soo dhaafay waxa uu ku jirey gacanta ciidamada Soomaaliya waxaana la geeyey gobolka Minnesota. […]
7/16/2026 10:34:37 PM