Gen Jimcaale Takar oo dib ugu laabtay magaalada Garowe
July 17-(Jowhar)-Taliyaha ciidamada Danab Gen. Jimcaale Jaamac Takar ayaa xalay dib ugu laabtay magaalada Garoowe, kaddib markii xubno ka tirsan guddiga dhexdhexaadinayay isaga iyo dowladda Puntland ka soo kaxeeyeen magaalada Laascaanood. Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa Garoowe ka taagnayd xiisad la xiriirta imaanshaha Gen. Jimcaale, balse ugu dambayn xal ayaa laga gaaray arrintaas. Wadahadal aan […]
7/16/2026 10:42:32 PM