Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho
Jun 03(Jowhar)-Dagaal culus ayaa ka dhacay degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir iyadoo dagaalkaana uu sababay dhimasho Iyo dhaawac. Waxa ay wararka sheegayaan in dagaalka uu ka dhacay meel ku dhow guri ku yaal agagaaarka iskuulka Dhagaxtuur halkaa oo uu degenaa guddoomiyihii hore ee degmada Howlwadaag Jacfar balse haatan fariisin uu ka dhigteyRa’iisul wasaarihii hore ee […]
6/3/2026 8:20:41 AM