Shariif Sheekh Axmed iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur si kulul uga hadlay dagaalka ka dhacay Muqdisho
Jun 03(Jowhar)-Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Siyaasiga xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa si kala gaar gaar ah uga hadlay dagaalkii ka dhacay maanta degmada Howlwadaag iyagoo ku eedeyay dowlada federalka inay ka dambeysay dagaalka. Qoraal kooban oo bartiisa Facebook soo dhigey Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu ku eedeeyay Madaxweynaha […]
6/3/2026 12:44:22 PM