Kremlin oo Cambaareysay Qabsashada Markabkii Shidaalka ee Ruushka “Sharci darro” iyo Kicin
Jun 02(Jowhar)-Qabsashada markabka shidaalka qaada ee Ruushka ee Bada Atlantic-ga ayaa kicisay jawaab cadho leh oo ka timid Moscow, iyadoo Kremlin ay ku tilmaantay howlgalka “sharci darro” waxayna la mid tahay “burcad badeed” ka dib markii Paris ay sheegtay in markabku uu jebinayo cunaqabataynta caalamiga ah. “Waxaan u aragnaa falalkan sharci darro, waxay xuduud la […]
6/2/2026 3:26:05 AM