Maraykanka oo weeraray Iran iyo Iran oo weerartay Kuwait iyo Baxreyn
Jun 03(Jowhar)-Milateriga Maraykanka ayaa sheegay inay weerar is-difaac ah ku qaadeen Iran kadib markii ciidamada Iran ay soo rideen gantaalaha ballistic-ga ah iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo lagu garaacay maraakiib iyo dalalka Khaliijka. Weerarada ka dhacay Jaziirada Qeshm, ee marin biyoodka Hormuz, waxay jawaab u ahaayeen isku daygii weeraro ee ay Iran ka fulisay […]
6/2/2026 7:46:20 PM